RW ku-xigeenka oo Beijing kaga qeyb galaya Madasha Iskaashiga Shiinaha & Afrika (Sawirro)

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa gobalka Hunnan ee dalka Shiinaha uga qayb gelay munaasabadda daah-furka dhoofinta ganacsiga iyo dhaqaalaha ee ka dhexeysa Shiinaha iyo Afrika iyo madasha iskaashiga ganacsiga iyo dhaqaalaha Shiinaha iyo Afrika. Halku-dhigga shirka daah-furka ayaa ahaa guul ka gaaridda wada-shaqaynta dhaw ee Shiinaha iyo Afrika ay ka … Continue reading RW ku-xigeenka oo Beijing kaga qeyb galaya Madasha Iskaashiga Shiinaha & Afrika (Sawirro)